Duqeyn Khasaaro Dhimasho sababtay oo ka dhacday Shabeelaha Hoose

Diyaarad dagaal oon la ogeyn halka laga leeyahay ayaa maanta Duqeyn khasaaro dhimasho sababtay waxa ay la beegsatay gaari marayay inta u dhaxaysa deegaannada Goobaalle iyo Baladul-Amiin ee gobolka Shabeelaha Hoose. Gaariga duqeynta lala beegsaday ayaa la sheegay in ay la socdeen sadex qof oo shacab ah, kuwaa oo dhamaantood ku geeriyooday gantaalka lagu dhuftay gaarigii … Continue reading Duqeyn Khasaaro Dhimasho sababtay oo ka dhacday Shabeelaha Hoose